Jowhar (Radio Isnay) – Dugsigga Al-Xarameyn Waxa uu ka mid yahay dugsiyada sida gaarka loo leeyahay ee ku yaalla Magaalada Jowhar ee Caasimada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle kaa oo ay wax ka bartaan ubadka ku nool afarta Xaafadood ee Jowhar.
Warbixintan waxaa soojeedinaya : –Cabdiwali Axmed Hilowle.
Audio Player