Dalalka Yurub oo debicinaya xayiraadaha COVID-19 ee saaran magaalooyinka waaweyn

0
341

JOWHAR (Radio isnaay)- Dalal badan oo ku yaal Yurub ayaa bilaabay inay qaadan xayiraadihii xanuunka Covid-19, waxaana ka mid ah Faransiiska oo joojinayay afsaabkii khasabka ahaa ee marka ay dadku galayaan goobaha la isugu yimaado.

Sidoo kale dowlada Austraia ayaa joojisay tallaalkii sharciga ahaa ee COVID-19.
18 dal oo ay ka mid yihiin faransiiska iyo Austria ayaa qaaday xayiraadihii cudurka karoona feyris kadib markii ay yaraadeen kiisas kii cudurkan ee laga diwaangelin jiray dalalkaasi.

Dowladahan ayaa dadkooda ku booriyay inay ku dadaalan wax kasta oo ay uga gaashaman karan cudurka karoona feyris

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here