Jowhar – ( Radio isnaay ) – Wararka ka imaanaya degmada mataban ee gobolka Hiraan ayaa sheegaya in halkaasi ay ka jirto xaalad adag oo dhanka nolosha ah.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.
Audio PlayerJowhar – ( Radio isnaay ) – Wararka ka imaanaya degmada mataban ee gobolka Hiraan ayaa sheegaya in halkaasi ay ka jirto xaalad adag oo dhanka nolosha ah.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.
Audio Player