Paul Merson Oo Qiimeeyay Fursadaha Liverpool Ee Ku Guulaysiga Horyaalka.

0
327

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xiddigii hore ee Arsenal Paul Merson ayaa aaminsan in ayna Liverpool wali ugu cad-cadayn ku guulaysiga horyaalka inkasta oo ay guul ka gaadheen Arsenal Arbacadii.

Kooxda Klopp ayaa hal dhibic u jirta Man City kadib guushii ay ka gaadheen kooxda Arsenal Arbacadii iyaga oo haatan dib u furay tartanka horyaalka premier Leageu.

Inkasta oo ay Liverpool hal dhibic u jirto Man City hadana Liverpool ayaa bisha dambe la ciyaari doonta kooxda ay ku xafiiltamayaan horyaalka kulan go’aamin kara horyaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here