Dhismaha Waddada Ex-koontarool Balcad oo lagu waddo in dhawaan la soo gab gabeeyo.

0
259

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa  kormeeray dhismaha waddada isku xirta Isgooska Ex Kontorol Balcad ilaa KM-0 ee Degmada Shibis oo dhismaheeda meel wanaagsan maraya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here