Bulshada Jowhar oo ka Hadlay Saameeynta ay carruurta ku yeelato furiinka ku yimaada qoyska.

0
138

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Marka ay qoyska kala tagaan oo  uu yimaado furiin waxeey saameeyn xoogan ku yeelataa koriimada caruurta,waxbarshda ,caafimaadka iyo aqlaaqda carruurta sida uu sheegay Cabdi rashiid cumar gaaboow oo ka mid ah Waaladiinta Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here