Dhalinyarada deegaanada Hirshabelle oo loogu baaqay in ay midoobaan si hormar ugaaraan

0
317

Jowhar ( Isnaay Radio)-Qaar kamid ah dhalinyarada magaalada Jowhar ee caasimada Hirshabelle ayaa ugu baaqay guud ahaan dhalinyarada deegaanada Hirshabelle in ay midoobaan si ay ugaaraan hormar ayna u helaan xaquuqda ay kuleeyiihiin Hirshabelle.

warbixintaan Waxaa inoo soojeedinya ;-Cabdiwali Axmed Hilowle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here