Magaalada Baydhabo oo laga Daah-furay ololaha lagu ciribtirayo gudniinka gabdhaha.

0
173

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Marwo Fahiima Cismaan Cumar ayaa Baydhabo ka Daahfurtay ololaha gacalo – gabadheydiyeey ee lagu ciribtiraayo gudniinka gabdhaha, kaasi oo ay iska kaashanayaan,  Ifrah Foundation iyo UNFPA Soomaaliya iyo Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Koonfur Galbeed.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya  : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here