Dowladda Soomaaliya oo Injineero tababar ugu soo gabo gabeeysay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.

0
201

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Iimaan ayaa 20 Injineer oo Wasaaradda Hawlaha Guud ka tirsan u soo xiray tababar uga soconayey muddo 35 maalmood ah magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here