Nin dambiile ahaa oo loo haystay inuu dhintay oo la helay

0
343

JOWHAR (Radio isnaay)-Ciidamada booliska Mareykanka ayaa xabsiga dhigay nin lagu eedeeyey inuu yahay inuu ka been sheegay geeridiisa si uu caddaaladda uga dhuunto.

Ninkan oo lagu magacaabo Nicholas Rossi ayaa loo heysata kufsi uu geystay basle isaga waa uu diiday isagoo sheegay in lagu qaldayo nin kale, isagoo ka dalbaday hay’adaha garsoorka inay la yimadan cadeymo.

Xili uu wareysi siinayay BBC ninkan ayaa isticmaalayey kursiga ay dadka naafada ah isticmaalaan, codkiisana aad ayuu u gaabnaa maadaamaa sanka uu ugu xirnaa Oxygen-ta bukaannada neefsiga ka caawiya balse waxaa la rumeysan yahay in in ay tahay qiyaano uu isaga layimid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here