Aqoonyahanada Jowhar oo ka Hadlay Horumarinta Shaqaalaha ganacsiga ee deegaanka.

0
166

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Si loo tayeeyo shaqaalaha ka sahqeeya ganacsiyada Jowhar waxaa loogu baaqay ganacsatada in xirfado wanaagsan ay siyaan shaqaalahooda si loo horumariyo deegaanka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here