Ururka Iskaashatada Gobolka Shabeellaha Dhexe oo ka hadlay biyo yarida Wabiga Shabeelle.

0
183

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Ururka Iskaashatada Mahad Alle oo ka dhisan Gobolkani Shabeellaha Dhexe Waxa uu kawarbixiyay biyo yarida Wabiga Shabeelle iyo Waxqabadka Iskaashatada Mahad alle Balse waxaa uu Xusay in daawo Nafaqo ah ay ku Shubaan biyaha Wabiga inta aysan ku waraabinin dhulbeereedkooda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here