Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Wasaaradda Ganacsiga warshadaha iyo Maalgashiga Dowlad Goboleedka Puntland ayaa Magaalada Bosaaso ku daah-furtay xeerka sumada ganacsiga Dowlad Goboleedka puntland.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed.