Safiirka Soomaaliya ee Sweden oo lagu soo dhaweeyay boqortooyada Wadankaasi.

0
178

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhin doono dalalka Scandinavian-ka, gaar ahaan dalka Sweden, Danjire Mohmed Hassan Abdi ayaa si diiran loogu soo dhaweyay Aqalka looga arimiyo dalkaasi ee Boqortooyada Sweden.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here