Jowhar (Isnaay Radio)- Cabdullahi Xuseen Bees oo kamid beeraleyda magaalada Jowhar ee caasimada Hirshabelle ayaa sheegay in haatan ay wadaan dadaadlo si uusan u joogsan tacabka beeraha maadaama webiga uu biyayareeyay,isagoona xusay in haatan ay daawooyin isticmaalaan..
warbixintan waxaa noosoojeedinayaa;-Maxamed Abuukar Cabdiraxman