Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa sii xoogeysanaya qeylo dhanta abaaraha ka jira dalka guud ahaan iyado laga deerinayo in xoolo badan ayaa dhintay halka qoysas badana ay ka barakaceen deegaanadooda.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.