WARARKA Dhaqaatiirta Jowhar oo sheegtay in ay soo badanayaan dadka uusoo ridanayo shuban biyoodka. By admin - March 9, 2022 0 178 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio isnaay ) – Qaar ka mid ah dhaqaatiirta Jowhar ayaa sheegay in ay sii kordhayan dadka uu soo ridanayo Cudurka shuban biyoodka ee deegaanada wabiga ku teedsan. Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2022/03/War-Maxamed-Shubanbiyoodka-Jowhar.mp3 Share this:FacebookX