Wasaaradda Dhalinyarada Hirshabeelle oo Jowhar ka Daahfurtay Mashruuc Shaqo Abuur.

0
210

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mashrucaan laga daahfuray magaalada Jowhar ayaa waxaa ka faa’ideysan doona guud ahaan dhalinyarada ku nool Xaafadaha Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here