Jowhar (Idaacadda Isnaay) dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamij Gaar ah Oo Ku Saabsan Xuska Maalinta Haweenka Aduuna 8-Marso Idaacadda Isnaay ee Magaalada Jowhar.
Barnaamijkan Gaarka ah Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Sheikh Cabdi.