Aalada TikTok oo laga mamnuucay wadanka Ruushka

0
219

Jowhar – ( radio isnaay ) – Aalada TikTok ayaa dhamaan joojisay baahinta tooska ah iyo wadaagga muqaalada gudaha dalka Ruushka.

Sida laga soo xigtay madaxdaTikTok ,talaabadan ayaa waxay jawaab u tahay, sharciga cusub ee uu baarlamaanka Ruushka ansixiyeen ee ah in dambi ay tahay in warar been abuur ah laga baahiyo ciidamadda dalka Ruushka ,qofkii lagu helaana uu uu mutysan doono ilaa 15 sano oo xabsi ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here