Shir Jaraa’iid oo ay Maanta Qabteen Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka ee Hirshabeelle.

0
179

JOWHAR (Raio isnaay) Shir jaraa’iid oo ay Maanta ku qabteen Magaaladda Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeells Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka Hirshabeelle ee Xuquuqda Haweenka ay ku leeyijiin Dalka waxa ayna Codsadeen in Ragga faragelinta ay ku haya ay daayaan.

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Beesha Caalamka  waxay u jeediyeen baaq ku aaddan siddii ay garab uga heli lahaayeen Xaqiijinta Qoondada Haweenka oo ah 30% ee Dastuurka Kumeel gaarka ah ee Dalka.

Doorashada Golaha Shacabka ayaa marayso Heer gabagaba ah Markii loo eego inta larabay ee ah 275 Xildhibaan waxaana la doortay ilaa hadda 213 xildhibaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here