Aqoonyahanada Magaalada Jowhar oo Codsi Udray Madaxda Hirshabeelle.

0
345

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xilligan oo ah jiilaal uu biyo yareeyay wabiga shabeelle oo dadka iyo duunyada ku tiirsaneeyd ay oon la cataabayaan , ayeysan jirin isxilqaan bulshadeed iyo mid maamul madaama la joogo xilligii wax laga qaban lahaa sida uu sheegay yaaquub Buule Cali oo ka mid aha aqoonyahanada bartay cilmiga beerha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here