Tirada Qaxootiga ka qaxaya Ukraine oo korodhay.

0
354

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay dadka ka qaxay dagaalka ka socda Ukraine iney tiradooda kor u dhaaftay 1.5 malyan.

“Qaxootiga tirada badan ee ka qaxaya dagaalka Ukraine waa qaxootigi ugu badnaa oo qarradda Yurub ka qaxa tani iyo marki uu dhammaaday dagaalkii labaad ee Adduunka” ayuu madaxa UNHCR oo u warramay wakaaladda wararka ee Reuters.
Tani iyo marka uu duullaanka Ukraine billaawday waxaa dalkaasi ka qaxay dad gaaraya 1.3 malyan.
Dalka Poland ayaa martigeliyey kala bar qaxootigaasi halka ay dalalaka Hungary iyo Romania ay gaareen tiro aan yareen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here