Madaxweyne Farmaajo oo Maanta la kulmaya Amiirka dalka Qatar.

0
177

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa la filayaa in saacadaha soo socda ee Maanta ah uu kulan la qaato amiirka dalka qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al Thaani.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here