Beeraleyda Degmada Mahadaay oo Ka Walaacsan Cayayaano Saameeyay Dalagyadooda.

0
138

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleeydan ku dhaqan tuulada cali-fooldhere ee duleedka degmada mahadaay ayaa sheegay in cudurka malabisada loo yaqaan uu ku dhacay beerahooda gaar ahaan digirta oo la filayay marka beeraha galeeyda ka soo go,do ee beerta firaaqoowdo la soo gurto si  digir badan looga helo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here