Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka arrimaha debadda Soomaaliya Cabdi Saciid Muuse ayaa qadka Telfoonka wada hadal kula yeeshay dhigiisa dalka Serbia Nikola Selaković oo ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah.
Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.