Inter Milan & Ac Milan Oo Ku Heshiiyay Bar-Baro Lugta 1-aad Ee Semi-final-ka Coppa Italia

0
195

Jowhar – ( radio isnaay ) – Kooxda Inter Milan iyo Ac Milan ayaa ku kala baxay bar-baro kulan xiiso lahaa oo ka tirsanaa lugta 1-aad ee Semi-final-ka Tartanka Coppa Italia.

Kulanka ayaa ahaa mid ay labada kooxoodba isaga hor yimaadeen xiddigohooda ugu fiican iyada oo koox walba doonayso in ay natiijo fiican kala baxdo kulanka ka hor lugta 2-aad ee tartanka.

Labada kooxood ayaa soo bandhigay ciyaar weerar iyo weerar celis ah iyaga oo sameeyay fursado cajiib ah oo goolal laga dhalin karo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here