Ganacsatada Muuska ku iibiso Jowhar oo sheegay inuu sare u kac kuyimid Qiimaha la iibiyo Muuska

0
185

Ganacsatadan ku iibso Muuska  Suuqa Hantiwadaag ee Magaalada Jowhar ayaa  sheegaya in uu Qaali garoobay Muuska kadib kuleylaha iyo biyo La,aanta ka kajirta Beeraha Geed miroodka laga keeno Muuska

Mahad xuseen Sabriye  oo ka mid ah Ganacsatada Mudada dheer ku jiray Kaganacsiga  Muuska ayaa sharaxaya Waxyaabaha Sababay in uu sare ukaco Muuska.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here