Shil geystay dhimasho & dhaawac oo ka dhacay Magaalada Muqdisho.

0
139

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Inta la xaqiijiyey hal qof ayaa ku dhintay halka 5-qof ay dhaawacmeen, kadib markii gaari nooca raaxada ah uu shil ku galay Maqaayad ku taalla Agagaarka Isgoyska Shaqaalaha ee Magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here