Biyo la’aan baahsan oo soo Wajahday Qoysaska deegaanka Cali-fooldheere ee dulleedka Mahadaay.

0
302

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Boqool qoys oo ku nool deegaanka cali fooldheereere oo hoostagta degmada mahadaay ee gobalka shabelleha dhexe ayey biyo la,aan baahsan ka jirta kadib markii hal ceel oo kuwa bamka gacanta ku shaqeeyo ay biyihii noqdeen qaraar sida uu sheegay Axmed  Nuur Macallin oo ka mid ah dadka deegaank.

Warbixintan waxaa inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here