Uganda oo joojisey baaritaanka COVID-19 ee dadka soo galaya dalkeeda

0
225

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dowladda Dalka Uganda ayaa shaacisay inay joojisay baaritaanka cudurka COVID19 ee laga qaado dadka rakaabka ah ee soo galaya dalkeeda.

Go’aankan ayaa looga dhawaaqay shirka golaha Wasiirada ee Dowladda Uganda.

Qof kasta oo ka degaya dalka Uganda ayaa markii hore laga baari jiray cudurkan iyadoo mararka qaar dadka ka yimada dalalka uu sida ban u sameeyay cudurkan la karantiili jiray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here