Dowladaha Soomaaliya Iyo Masar oo Heshiis Horumarineed ku kala Saxiixday Qaahira.

0
191

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Guddoomiyaha Bangiga dhexe ee Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi oo uu wehliyo Safiirka Jamhuuridda Federaalka Soomaaliya  u jooga Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta, Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa ka qeyb galay munaasabad heshiis is-af-garad (MoU)  ay ku kala saxiixdeen Bankiga dhexe ee Soomaalya iyo Masar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here