Jowhar – ( Radio isnaay ) – Ka dib qasaaro badan , ugu dambeyn Arsenal ayaa guul laba gool iyo hal ah waxa ay ka gaareen Wolves oo waqtigii dheeriga ayay ka dhaliyeen Wolves Lagazeta ayaana looga mahad celinayaa
Sheekada ciyaarta :Arsenal waxa ay ka sheegteen dhameystirka afka hore waxaana ugu darnaa weeraryahankooda Lagazeta kaasi oo eedeyn badan isu soo jiidaya
Arsenal waxa ay ciyaartooydeyda ku bilaabeen ciyaarta quudhsi iyo kalsooni ka bad basi ah