Burno Fernandes Oo Jabiyay Rikoodh Uu Champions League Ka Dhigay David Beckham.

0
190

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Man United ee Bruno Fernandes ayaa sii wada qaab ciyaareed cajiib ah isaga oo kooxdiisa ka caawiyay bar-baro ay la gashay Atletico Madrid.

Kooxda Man United ayaa bar-baro 1/1 ah la gashay kooxda Atletico Madrid kulan ka tirsanaa lugta 1-aad ee wareega 16-ka tartanka champions league.

Xiddiga khadka dhexe ee Bruno Fernandes ayaa caawiye ka ahaa goolka ay Man United ku bar-baraysa oo uu u dhaliyay xiddiga Anthony Elanga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here