Xaruunta Agoonta ee Beledweyne oo loogu deeqay gar gaar Rashiin ah iyo Xoolo Nool.

0
265

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Ururka Horumarinta iyo daryeelka goonta ee Gobolka Hiraan ayaa Deeq Rashiin iyo Xoolo nool waxa ay garsiiyeen Caruurta agoonta ah ee ku jirta xarunta Ugaas khaliif ee magaalada Baladwene.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here