Shir looga hadlayay Abaaraha ka jira Koonfur Galbeed oo lagu qabtay Magaalada Baydhabo.

0
191

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Kusimaha Madaxweynaha Ahna Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Xildhibaan Dr Cali Saciid Faqi ayaa shir Gudoomiyey Shir looga hadlayey wax ka qabashada dadka Abaartu saameysey ee ku Nool Deeganada iyo Degmooyinka Koonfur Galbeed sidii Gargaar Deg deg ah loo gaarsiin lahaa.

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan macalin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here