Liverpool Oo Soo Yarayn Karta Dhibcaha Ay Ka Dambayso Man City.

0
232

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Kooxda Liverpool ayaa marti galin doonta kooxda Leeds United kulankii baaqiga uga ahaa horyaalka premier League kulan ka dhici doona garoonka Anfield.

Liverpool ayaa doonaysa in ay sii wado guulaha waliba soo yarayso dhibcaha ay ka dambayso Man City kana dhigto kaliya 3 dhibcood.

Dhanka kale Leeds United oo qaab ciyaareed fiican soo bandhigtay kulankii Man United ayaa doonaysa in ay Liverpool kula dul dhacdo cadhadii guuldaradii ka soo gaadhay United.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here