Beeraleeyda Magaalada Jowhar oo ka Hadlay Nadaafad daradda ka jirta Wabiga Shabeelle.

0
212

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleyda yar yar ee ku nool Magaalada Jowhar iyo nawaaxigeeda ayaa ugu baaqay maamulka iyo wasaarada beeraha iyo waraabka Hirshabeelle in wacyigalin la siiyo shacabka ku dhaqayo baabuurta wabiga Dhexdiisa.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here