Maamulka Degmada Jowhar oo Bulshada ugu Baaqay in ay qeyb qataan Horumarka Deegaanka.

0
203

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Duqa magaalada Jowhar ee caasimada dowlad gobaleedka Hirshabelle Saalax Muudey Cali ayaa ugu baaqay qeybaha kala duwan ee bulshada magaalada Jowhar in ay muujiyaan isbadal islamarkaana ay qeyb ka noqdaan hormarka caasimada Hirshabelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here