Chelsea Vs Lille: Blues Oo Sii Wadan Doonta Difaacashada Champions League.

0
290

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxda chelsea ayaa marti galin doonta kooxda Lille kulan ay sii wadan doonta difaacashada champions League iyaga oo isha ku haya in ay sii wadaan difaacashada koobka.

Chelsea ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo doonaya in ay gaadhaan guul muhiim ah oo ka caawisa in ay talaabo u qaado warega 8 dhamaadka tartanka champions League.

Dhanka kale kooxda Lille oo ku jirta xaalad aan fiicnayn kulamadii ugu dambeeyay ayaa doonaysa in ay natiijo fiican kala tagto garoonka Chelsea.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here