Booliiska Puntland oo gacanta ku dhigay Waxyaabaha Maanka dooriya.

0
176

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Howlgal uu hoggaaminayo Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal Xuseen Cali Maxamuud lagana sameeyay Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa  lagu soo qabqabtay Mandoriyaal iyo dadkii isticmalayay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here