Nin Udhashay Dalka Singabuur oo 30 sano keligii ku noolaa keyn cidla ah.

0
195

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Singabuur waxa ay caan ku tahay in ay ka mid tahay wadamada aduunka ee sida aadka ah loo magaaleeyay waxaana ka dhisan dhismayaal aad u qurux badan iyo guryo qaali ah. Laakiin markaad la kulanto nin da’a ah oo la yirahdo Oh Go Seng waxa ugu horreeya ee aad arkeysana waa dhaldhalaalka indhihiisa.

Horaantii bishaan, sheekada Mr Oh oo ku nool kayn ayaa si weyn looga hadal haayay Singapore – iyadoo dad badan oo dalka ku nool ay ka falceliyeen.

Qaar baa su’aal ka keenay sababta caawimo dheeraad ah loo siin waayay. Waxaa kale oo la is weydiinayaa sida ay ugu suurtagashay in uu ku noolaado noloshan weliba iyada oo aan la ogaan muddo 30 sano ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here