Dhalinyarada wax ku soo baratay Dalka dibadiisa oo ka hadlay farqiga u dhaxeya Waxbarashada gudaha iyo dibadda.

0
177

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Axmed Maxamed Maxamuud oo ka mid ah dadka wax ku soo bartay dalka dibadiisa gaar ahaan dalka Uganda ayaa sheegay in dhanka tiknoloojiyada waxbarashada ay ku wanaagsantahay dibada madaama burbur muddo fog uu dalkeena ku jiray.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here