Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleey badan ayaa ku qasaara berahooda iyadoo aysan jirin qorshe ay usameeystaan xilliyada dalagyada ay beeranayaan taas oo caqabad ku ah beeraleeyda inuu ka soo saaro dalag wanaagsan oo faa,iido ka heli karo
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.