QM oo sheegtay in tirada dadka abaaraha ka barakacay ee Soomaaliya ay labo jibaarmeen.

0
209

Jowhar – ( radio Isnaay ) – Tirada dadka ku barokacay abaarta hadda ka jirta Soomaaliya ayaa laba jibaarmay bishii Jannaayo iyadoo markii hore ahayd 245,000 ilaa 554,500, sida ay Qaramada Midoobay sheegtay Jimcihii.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here