Beeraleyda Magaalada Jowhar oo ka cabanaya cayayaano iyo cuduro Dalagga Beeraha dhibaateeya.

0
216

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa isasoo taraya cabashada ka imaaneysa Beeraleyda magaalada Jowhar ee caasimada dowlad gobaleedka Hirshabeelle iyo deegaanada hoosyimaado,waxaana haatan ay beeraleyda ay kacabanayaan cuduro iyo cayayaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan. 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here