Xaflad Lagu Dhiirigalinaayay Arday Dhameysatay Barashada Qur’aanka Kariimka oo Lagu qabtay Baladweyne.

0
190

Jowhar – ( radio Isnaay ) – Xafladaani ayaa eheyd mid ay kuqalinjabinaayeen Arday Baratay Barashada iyo Xifdinta Qur,aanka kariimka ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaana Munaasabada ka qeybgalay Arday , Waalidiin , Iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here