Soolarka lagu Dabeeyo Mobeeladda oo shaqo abuur unoqotay Dadka ku dhaqan dulleedka Jowhar.

0
300

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maxamed Aaddan Qoofo waa mid ka mid ah xoolodhaqatada ku dhaqan dulleedka magaalada jowhar wuxuu leeyahay xoogaa ari-cad iyo ido isugu jiro waana tuulo joog beer ku leh tuulada Gunbe wuxuu ka sheekeeynayaa qaabka uu ugu dhiiraday inuu dhaqaalo ka soo saaro sollarka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here