Napoli Oo Bar-bar Dhac Kala Soo Laabatay Camp Nou.

0
188

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Napoli ayaa nasiinada ugu dirtay Barcelona hal gool oo nadiif ah waxa ayna wada ciyaarayeen kulan ka tirsan wareegga 32-aad ee europe league

Marka laga yimaado goolkaas , Barcelona fursado ayay qasaariyeen waxaana ugu darnaa Torrs

Napoli ma yareysan waa ay cadaadinayeen Barca waliba halis ay sameynayeen  xilli Barca la tilmaami karo in qeybtaas hore ay wacnaayeen

Waxa ay wiilasha Xavi ku fiicnaayeen dhaq dhaqaaqa iyaga  oo aan kubadda haysan ,iyo rogaal celiska

Napoli kubad geesinimo leh ayay ciyaarayeen waxaana Barca tooganayay Ruiz waxa uuna goolka Napoli ee lau nastay uu dhashay daqiiqadii 29-aad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here