Ra’iisul wasaare loo haysto hees uu si xun ugu luqeeyay

0
365

JOWHAR  (Radio Isnaay)-Kooxda fannaaniinta ee dalka New Zealand ayaa weerar ku qaaday Ra’iisul Wasaaraha Australia, Scott Morrison, kaddib markii sida ay sheegeen uu heestooda si xun u qaaday,

kuna cayaaray laxankeeda.Heestan oo loo yaqaanno ukulele lana qaaday 1977-kii ayaa Raisul wasaraha waxaa uu qaaday isagoo bixiniyay wareysiga ololaha doorashadiisa ka hor.

Dad badan oo baraha bulshada adeegsada ayaa ka falceliyay sida uu ra’iisul wasaaraha Australia ugu luqeeyay heesta Ukulele.

Mr Morrison ayaa waxa uu sido kale la kulmay dhaleecayn ba’an oo ku saabsan fasaxa uu ku tagay Hawaii 2019-kii, markaasoo uu kaymaha Australia dab aad u xoogan fara ba’an ku hayay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here